Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Kumuu ahaa Laacibkii iyo Geesiga Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan dalka Yaman. Waxa jirtay orah ay Yamantu ama reer Cadmeedku ay isticmaalaan oo ah ma ” Cali Xeero ayaad is mooday”. Kumuu ahaa Cali Xeero? Cali Xasan Xeero, wuxuu ahaa …

22nd September 2024  admin  

Miyaa laga maarmay Nidaamkii 4.5 ee awalba xaaraanta ahaa ee Soomaalidu si ay ku sii wada joogto wax ku qaybsan jreen, Maanta waxa banaanka yimid ceeb aan Soomaalidu intoooda badan ogayn ama ka war hayn oo ahayd in wasaaraddii arimaha …

22nd September 2024  admin  

Qorsheel oo shir gudoomiyay shirka shaqaalaha xarunta dhexe. Garoowe: 13 April 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka Dr Abdirsashiid Xassan Jamac ayaa maanta shir gudoomiyay shirka shaqalaha xarunta dhexe. Shirkaan oo …

22nd September 2024  admin  

Iran oo la wareegtay markab xamuul ah oo marayay marin biyoodka Hormuz Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay …