Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Wax ka ogow sunta halista ah ee laga helay xawaashyada Hindiya laga keeno Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan ka dhan ah wax soo saarka labada shirkadood ee hormuudka ka ah badeecooyinka Hindiya. Shirkadahan ayaa lagu …

22nd September 2024  admin  

Wararkii ugu dambeeyey ee daadadka kusoo rogmaday Imaaraatka Mas’uuliyiinta iyo shacabka Imaaraatka Carabta ayaa Arbacada maanta ah nadiifinaya buuburka ka dhashay roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu yaraan hal qof, islamarkaana waxyeello gaarsiiyey guryo iyo goobo ganacsi. Imaaraatka …

22nd September 2024  admin  

Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya Dadka leh kelyaha dheeraadka ah inta badan kuma baraarugsanaa ilaa ay la soo deristo xaalad caafimaad taas oo ku qasabta in ay dhakhtarka booqdaan, iyagoo aan ka …

22nd September 2024  admin  

Wasiirka warfaafinta DPL mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo shir Jaraa,id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Dastuurka cusub ee DFS ay sameystay, waxa uuna ujawaabay culumo ka hadashay khilaafka Dastuurka ayagoona sheegay in laguduulo ciddii ka ka aragti duwanaata Dawladda …