Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka loo eego sannadihii lasoo dhaafay. Sahra Cabdi Axmed ayaa Khadka telefooknak kula xariirtey Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaqdhaaqo …

22nd September 2024  admin  

Sadiq Khan: Wax badan ka ogow ninka Muslimka ah ee taariikhada weyn ka dhigay magaaladii waalidkii qaxootinimada ku tageen Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee abid ku guulaysta markii saddexaad ee xafiiska London, mid ka …

22nd September 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka daladda Puntlnad mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta ku wehelinayay madaxweyne kuxigeenka DPL ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor oo kormeer ku tagay hay’adda foreensig sayniska Puntland. …

22nd September 2024  admin  

Fatahaadda Wabiga Tana oo jartay isku socodkii gobolka W.Bari Kenya Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi. Roob mahiigaan ah …