Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda DanQaran. Shirkan degdegga ah ee caawa oo ahaa kii ugu horreeyay ee …

12th October 2024  admin  

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay …

12th October 2024  admin  

Raila Odinga oo diiday natiijada doorashada Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday oo “waxba kama jiraan” ku tilmaamay natiijada doorashadii madaxweyne ee dhacday 9-kii August ee shalay la shaaciyey in looga adkaaday. Odinga oo shir jaraa’id maanta ku qabtay …

12th October 2024  admin  

Waa kuma ‘geesiga’ Soomaaliga ah ee lagu tilmaamay inuu Kenya shalay ka badbaadiyay qalalaase? Baraha bulshada Kenya waxaa harreeeyay hadal heyn ku aadan taliye ku xigeenka booliiska Kenya, Nuur Gaaboow oo ah sargaal soomalai ah oo ay shacabka ugu hambaleynayaan …