Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Ra’iisal wasaaraha: ‘Waxaan kala dooranaynaa inay iyagu [al-Shabaab] noolaadaan ama inaan innagu noolaano’ Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay soo booqday qaar ka mida dadkii ku dhaawacway qaraxii iyo weerarkii lala beegsaday hotel Xayaat. Ra’iisal wasaaraha oo booqashadiisa …

12th October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Saraakiil ka socda dalka Ethiopia. Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi deni iyo Kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cisamaan Karaash, ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafti Saraakiil Ethiopian, ah oo maanta soo gaarey Garoowe. Kulanka ayaa diirada lagu saaray sida Madaxtooyadu …

12th October 2024  admin  

Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta wax ka badal ku sameeyay dastuurka Dowlad Goboledka Jubbaland. Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta wax ka badal ku sameeyay dastuurka Dowlad Goboledka Jubbaland. …

12th October 2024  admin  

Gabadha Soomaaliyeed ee wacdaraha ka dhigtay tartan feer oo naadir ah Ramla Ali, oo ah gabadh Soomaali ah ayaa ku guulaysatay tartanka Feerka ee markii ugu horreysay noocisa lagu qabto magaalada Jeddah ee dalka Sucuudi Carabiya. Ramla oo 32 sano …