Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Safiirka ay JFS u magacawday dalka Hindiya oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane, Ahmed Ali Dahir ayaa gudbiyay warqadaha aqoonsiga ee Danjirinimo, iyadoo munaasabadda looga guddoomayey warqadaha aqoonsiga danjirenimo ay ka dhacday xarunta Madaxtooyada …

11th October 2024  admin  

Taliban: Waan waynay meydka Ayman Al-Zawahiri Daalibaan ayaa sheegtay in aanay helin meydka hoggaamiyahii Al-Qaacida oo dhimashadiisa ay xaqiijiyeen Mareykanka bishii hore. Afhayeen u hadlay kooxdan maamusha dalka Afghanistan, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in ilaa hadda aan meelna lagu sheegin …

11th October 2024  admin  

Safiir dalkiisa looga yeeray sawir ay xaaskiisa gashay dartiis Sawirro laga qaaday fannanka reer Lubnaan Regheb Alamu oo ay ku wada jiraan sawirka xaaska danjiraha Ciraaq u fadhiya dalka Urdun Xaydar Al-Adhari waxaa ka dhashay muran xooggan. Haddaba maxay tahay …

11th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Kormeeray Ciidamada XDS Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Guudlaawe, ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee la dagaallamaya kooxaha argagixisada. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa …