Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Nabad-doon Mursal “waxaan soo aragnay qof xoola wada oo isagii ceelka gaari waayey baahi darteed markan hoos u waraysanayna noo sheegay in muddo todobaad ah aysan raashin karsan qoyskiisu” …

11th October 2024  admin  

Wafti ka kooban Wasiirka Wasaaradda shaqada Iyo shaqaalaha, Wasiirka kuxigeenka Maaliyadda, Wasiiru dawlaha waxbarashada, Wasiiru Dawlaha Qorshaynta iyo Kuxigeenka agaasimaha guud ee dakhliga ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Waxaa halkaasi waftiga kusoo dhaweeyey guddoomiyaha gobolka, talyaha qaybta …

11th October 2024  admin  

Debed-baxayaal cadhaysan oo la wareegay madaxtooyada dalka Ciraaq 15 qof ayaa lagu dilay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, iyada 19 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen rabshado ka dhacay halkaas, ka dib markii uu wadaadka awoodda badan ee Shiicada ah …

11th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Hamza oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. Ra’iisula wasaaraha iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika …