Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Muxuu salka ku hayaa khilaafka dowlad goboleedyada iyo wasaradda maaliyadda? Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda federaalka Soomaaliya. Dowlad Goboleedyaa …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 48, 31-da August 2022, ku magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed …

11th October 2024  admin  

Sida labadeydii xaas ay hal maalin guriga uga wada baxeen, habeenkiina qabri ugu hoydeen Waxaa qoray: Sahnun Ahmed, BBC Somali Banaanka magaalada Kismaayo, buur ku taalla oo laga jabiyo dhagaxa ayaa ahayd meel ay danyar badan u shaqa tagaan. …