Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Golaha Wasiirada Oo Ka Shiray Xaaladaha Amniga iyo U Gurmashada Dadka Ay Abaartu Saameysay Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Arrimaha Beni-aadannimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA …

11th October 2024  admin  

Dal Yurub ku yaalla oo lacag ku bixinaya inay tahriibeyaasha u soo tallaabaan Dowladda UK ayaa shirkad qandaraasyada ka shaqeysa u kireysatay si ugu soo tallaabiso dadka tahriibeyaasha ah ee isku dayaya in ay doomaha uga soo gudbaan badda English …

11th October 2024  admin  

Warbaahinta Nigeria ayaa tebisay dhacdo “argagax gelisay” dadka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Enugu, kaddib markii lix ruux oo uu ku jiray nin caruus ah ay ku geeriyoodeen xafladdi arooskiisa. BBC-da laanteeda luuqadda Hausa ayaa shaacisay in haweeneydii aroosadda …