Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Hiiraan: “Dad musaafur ah ayay Shabaabku ku gubeen gawaaridii ay saarnaayee Ugu yaraan labaatan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Hiiraan xilli ay ku safrayeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Beledweyne iyo Maxaas. Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay …

11th October 2024  admin  

Soomaalida oo dhaqaalaha ugu badan ka rajeynaysa ceelasha shidaalka ee laga helay Dowlad-deegaanka Dowladda Itoobiya ayaa qorsheyneysa in ay billowdo qodista ceelal shidaal ah oo laga helay deegaanka Soomaalida, laakiin waxaa jirta cabasho ay dadka Soomaalida ah ka qabaan mashruucan …

11th October 2024  admin  

Dad ku dhaawacmay iska hor’imaad ka dhacay G/diyaaradaha Laascaanood Inta la xaqiijiyey 4 qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka waabari ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood. Kooxo qaadlayaal ah ayaa isku rasaaseeyey garoonka kadib markii laysku qabsaday diyaarad siday …

11th October 2024  admin  

Qiimaha gaasta oo cirka isku shareeray ka dib markii Ruushku joojiyey ‘dhuun gaasta’ geyn jirtey Jarmalka Ruushka ayaa xidhay dhuun gaasta dabiiciga ah geysa dalka Jarmalka oo lagu magcaabo Nord Stream 1, isagoo ku sababeeyey xidhitaanka dhuuntan inay la xidhiidho …