Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Wafdi ka socday dalka Masar ayaa ka baxay shir ay lahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta sababo la xiriira xiisadda ka taagan dalka Libya. …

11th October 2024  admin  

Wax ka ogow Duqa cusub ee Muqdisho oo noqonaya mas’uulka afaraad ee mar labaad hanta xil uu horay u soo qabtay Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa markii labaad noqonaya guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xilkaas maanta …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka …

11th October 2024  admin  

Ndumiso Mona, oo ka soo jeeda Koonfur Afrika, ayaa la dagaalamay Shabeel oo dilay isaga oo fara maran, oo haba yaraatee wax hub ah aan haysan. Arintan ayaa dhacday markuu Shabeelku ka cararay beerta xoolaha lagu hayey ee Kruger National …