29th September 2022  admin  Category :

Ndumiso Mona, oo ka soo jeeda Koonfur Afrika, ayaa la dagaalamay Shabeel oo dilay isaga oo fara maran, oo haba yaraatee wax hub ah aan haysan. Arintan ayaa dhacday markuu Shabeelku ka cararay beerta xoolaha lagu hayey ee Kruger National Park, Wuxuu yidhi ‘geeri ayaa ii muuqatay, diyaar ayaan u ahaa inaan u feero sidii feeryahan . Waxaan naftayda u sheegay in labadayada midkood uu dhimanay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*