Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusow ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka wuxuu ka tacsiyadeeyey xukuumadda iyo shacabka dalka Britain geerida ku timi boqoraddii dalkaas Queen Elizabeth II. “Aniga iyo qarankaykuba waxaanu tacsi u diraynaa xukuumadda, shacabka iyo qoyska boqortooyada UK, …

11th October 2024  admin  

James Swan oo baaq u diray dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ku booriyay dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federalka in ay iska …

11th October 2024  admin  

Boqorad Elizabeth Il oo ahayd bogorrada ugu muddada dheer UK avaa ku geeriyootay Balmoral, iyadoo 96 jir ah, muddo 70 sano oo ay xukunka haysay kaddib. Qasriga Buckingham ayaa shaaciyay geerida boqorrada. Raysal wasaaraha cusub ee UK Liz Truss oo …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Puntland State House ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Save the Children oo ay hoggaaminayso Agaasimaha Hay’adaasi u qaabilsan Arrimaha Bani’aadantinimada ee adduunka Marwo Gabriella Waaijman, ayna qeyb …