Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dalka Oo Furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon doona ayaa …

11th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda reer Puntland ee ku nool dalka Denmark. Kulanka ayaa iyaguna waxaa ka qayb ahaa Jaalliyadaha Soomaalida ee ku nool dalka Denmark.Guddoomiyaha ayaa Jaalliyadda reer Puntland …

11th October 2024  admin  

guddoomiyaha guddiga KMG doorashooyinka Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo xoghayaha guud ee guddiga Ubax Abshir ayaa ka qayb galay tababar loo sameeyey korjoogtada caalamiga ah ee korjoogtaynaysa doorashada ka dhici doonta dalka Sweden. Guddoomiyaha iyo waftigiisa ayaa dhanka kale …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha …