30th September 2022  admin  Category :

guddoomiyaha guddiga KMG doorashooyinka Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo xoghayaha guud ee guddiga Ubax Abshir ayaa ka qayb galay tababar loo sameeyey korjoogtada caalamiga ah ee korjoogtaynaysa doorashada ka dhici doonta dalka Sweden.

Guddoomiyaha iyo waftigiisa ayaa dhanka kale Kulan la yeeshay xubno ka mida guddiga doorashooyinka dalkaas, kaa oo ay uga wada hadleen sidii Puntland looga taageeri lahaa doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacaya degmooyinka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*