Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Koox cuqdadaysan oo Caraysani dal ma hogaamin karaan. Dawladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Culusoow ee loo doortay inuu Somaaliya dhan uu madaxweyne u noqdo, ayaa maanta ilaa maalintii uu xilka qabtay marba marka ka sii danbaysa uu la …

11th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Madaxweynaha Bangiga Adduunka 1/2 President Hassan Sheikh has met Mr. David R. Malpass, President of the @WorldBank, at the Bank’s HQ in Washington, DC. The President underscored Somalia’s commitment to completing the debt …

11th October 2024  admin  

Ka faa’iideysiga kheyraadka dalka, gaar ahaan kheyraadka dabiiciga ah sida Saliida iyo Gaaska, waxaa ay intii mudda ah ay bartanka uga jirtey laba dood oo iska soo horjeedda. Dood waxaa ay qabtaa in si degdeg ah loo soo saaro kheyraadkeena …

11th October 2024  admin  

Soomaaliya oo xarunta IMF-ta ku soo bandhigay qorshaha deyn cafinta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo weftigii la socday oo kulan la qaaday madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristanila Georgieva ayaa ka wadahadlay qodobo ay ka mid yihiin horumarka ay …