Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Qoysaskii Damuljadiid oo Soomaaliya ku metelaya Qaeamada Midoobey Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Meertada 77-aad Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan …

11th October 2024  admin  

Deni, oo caawa kulan gaar ah la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooy …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada London halkaasi oo berri uu kaga qaybgeli doono aaska boqoraddii UK Queen Elizabeth II. Madaxweynaha ayaa ka duulay magaalada Washington DC oo uu ku sugnaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha ayaa …

11th October 2024  admin  

Dagaal dhexmaray Kyrgyzstan iyo Tajikistan, iyo Kyrgyzstan oo ka hadashay khasaaraha ka soo gaadhay Wararka ka imanaya badhtamaha qaaradda Aasiya ayaa sheegaya in dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan, inuu dhex maray iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac badan geystay, kaas oo ka …