Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Toban qodob oo kasoo baxay wadahadalladii Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya si loo xaqiijiyo in Soomaaliya ay qalabeyso ciidankeeda si …

10th October 2024  admin  

Gen. Farxaan Qaroole, taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir oo qarax miino lagu diley Howlgal ciidan oo lagu beegsanayay argagixisada Al-Shabaab ayaa waxa ku ku geeryooday Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Aadan . Taliyaha ayaa ku geeryooday …

10th October 2024  admin  

Wasiirka Duulista Hawada  Oo Kulan La Qaadatay Xog-hayaha Guud Ee Hay’adda Duulista Adduunka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan gaar ah la qaadatay Xog-hayaha Guud  ee Hay’adda Duulista Hawada Adduunka ee …

10th October 2024  admin  

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed? Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasha rasmi ah ku maraya dalka Itoobiya ayaa wadahadal la yeeshay Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Xog laga helay xafiiska Raysal wasaaraha …