Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiska ku qaabilay wafti ka socday hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha qaxootiga oo ay hogaaminaysay madaxda Hay’adda UNHCR ee Puntland mss Monica. Wasiirka iyo …

10th October 2024  admin  

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY DHIGIISA DALKA NETHERLANDS. …

10th October 2024  admin  

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka. Kulanka ayaa ahaa isbarasho iyo xog-wareysi la xarriira shaqada ay qabtaan waaxyaha kala duwan ee Golaha …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha JFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo …