Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca horumarinta magaalooyinka (SURP II) oo dhowaan lagu kordhiyey lacag $20 million ah oo loogu tala galay in …

10th October 2024  admin  

Ololaha Soomaaliya ku dooneyso in looga qaado cunaqabateynta hubka oo teegeero helaya Soomaaliya ayaa taageero u helaysa ololaheeda ku aaddan in cunaqabateynta hubka laga qaado, kadib markii Itoobiya ay ku biirtay Uganda oo hore u taageertay tallaabadaas. Golaha Ammaanka ee …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Siyaasadda Puntland iyo Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, Kulanka ayaa ahaa is xogwareysi iyo dardargelinta Doorashada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka PuntlandKulanka ayaa waxaa ka warbixiyey Wasiirka …

10th October 2024  admin  

Daawo ninka ugu dheer dalka Ghana ee markuu dhowr bilood joogaba sii dheeraanaya. …