Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY BOQORKA DALKA LUXEMBOURG. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo dhoweeyay Aqalka Boqortooyada dalka Luxembourg waxa uuna halkaasi kula kulmay Boqor Albert FĂ©lix Marie …

9th October 2024  admin  

Kulan Duco Ah Oo Loo Sameeyay Shuhadadii dagaalka ka Dhanka ah Khawaarijta Waxaa xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ka qabsoontay munaasabad lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka lagula jiro argagixisada Al-Shabaab, oo ay ugu horreeyaan Hibaad Cali Dasar iyo …

9th October 2024  admin  

Xariga ka jarka dakadda Cusub ee Garacad Puntland Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si wadajir ah xariga uga jaray wajiga kowaad ee Dekedda Garacad ee gobalka Mudug. Munaasabadda …

9th October 2024  admin  

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo isku dayay inay baxsadaan ka dib markii ay dileen askari ka tirsan Ciidanka Amaanka, agagaarka Kaawada Kabasiini …