Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Mustafe Cumar: “Gacan-ku-dhiiglihii dilka gaystay waxaa la marin doonaa ciqaabta uu mutaystay” Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweria Subcis oo ka tirsanayd Golaha Baarlamaanka Deegaanka isla …

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay James Swan Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane James Swan …

9th October 2024  admin  

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO BOOQDAY GUDDOOMIYIHII HORE EE GOLAHA SHACABKA BJFS MUDANE MAXAMED SHEEKH CUSMAAN JAWAARI. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar transit ku ah magalada Istanbul ayaa waxaa uu …

9th October 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kulan Sagootin La Qaatay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruse ayaa maanta kulan sagootin ah kula yeeshay xafiiskiisa Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan bin Xamza Asad …