Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Taliyihii Hubkii yaalay Galgala la goostay, oo la sheego inuu sabab u ahaa xasuuqii ka dhacay Af urur, ayaa waxa madax looga dhigay Mashruuca ay siyasiyiinta Majeerteen lacagta badan ka sameeyaan ee la dagaalanka argagixsada. Dadkii degaanka ka soo jeedayna …

9th October 2024  admin  

Mareykanka oo shaaciyay magacyada Shanta nin ee gacanta ku heysa maamulka Al-Shabaab Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag mas’uuliyiin sarsare ka ah Al-Shabaab oo lagu daray …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha JFS Oo Magacaabay Lataliyaha Saree Ee Arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo Dowlad-Wanaagga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan “Juurile” in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Madaxweynaha ayaa …

9th October 2024  admin  

Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab Maamul goboleedka Putland ayaa sheegay maanta inay diyaar u tahay ka qaybgalka la-dagaalanka Al-Shabaab, oo hadda ka socda gobollo ka mid ah bartamaha Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u furay …