Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

RW Xamze oo u lugeeyey Huteelkii ay deganaayeen Siyaasiyiinta Majeerteen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa orod ugu tagay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla soo qaaday qoddobo …

9th October 2024  admin  

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeyb-galaya Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo ku-xigeenkiisa Saalax Axmed Jaamac, …

9th October 2024  admin  

Gabar lagu riday xukun ah in dhagax lagu dilo iyo falcelin ka dhalatay Waxaa socda dadaallo lagu doonayo  in looga hortago in haweeney da’yar oo u dhalatay dalka Suudaan lagu dilo dhagax, kadib markii lagu helay dembi ah gogal dhaaf, …

9th October 2024  admin  

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shirka 14aad ee Golaha Guud ee Hay’adaha Hantidhawrada Guud ee Dalalka Carabta (ARABOSAI) oo ka dhacaya magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga. Kulankan oo ay martigalisay …