Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA OO MADAXTOOYADA KAGA QEYB-GALAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Madaxtooyada …

9th October 2024  admin  

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta loo dhaariyay ka mid noqoshada Pan African Parliament. Xildhibaanadaan ayaana ku meteli doona Pan African Parliament Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Mudane Aadan Maxamed Nuur …

9th October 2024  admin  

Kusimaha Madaxwaynaha, ahna Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmad Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan la qaatay Wefti uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca JPLG ee Soomaaliya, Paul Simkin oo ay ka mid yihiin saraakiil ka socday UNJPLG . Kulanka ayaa …