Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga warbixiyay dhiggiisa …

9th October 2024  admin  

Warbixin ku saabsan Macilinkii dugsiga,Samafalihii, kadib wasiirka noqdey hadana Tiktokar ah. …

9th October 2024  admin  

Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka? Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska shidaalka ee dowladda Soomaaliya ay la gashay shirkadda Coastline Exploration ee dalka Mareykanka. Heshiiskaas oo horey ay isugu khilaaftay dowladdii madaxweyne Farmaajo ayaa …

9th October 2024  admin  

Maraykanka: Raggan ayaa hubka iyo qaraxyada soo geliya Soomaaliya Bayaan ay maanta soo saartay wasaaradda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in cunaqabateyn lagu soo rogay shabakad ka kooban toban qof oo Soomaali ah oo lagu tilmaamay in ay …