Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Waxaan doonayaa Xildhibaankii ugu horeeyey ee beesha Digil iyo Mirifle ee Baarlamaanka Puntland Axmed Maxamed Shiikh Aadan”Waxaan doonayaa inaan noqdo Xildhibaankii ugu horeeyey oo Digil iyo Mirifle ku matala Golaha Deegaanka Garoowe” …

9th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda dalka Masar ayaa …

9th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. Ra’iisul Wasaare Xamse oo uga mahad celiyay Ra’iisul Wasaare Kaamil soo …

9th October 2024  admin  

Odayaasha Cayr oo sheegay in wiilkooda Cali yare loo daayo Xilka uu hayo, sababtoo ah beelaha Sacad iyo Saleebaan ee Habar Gidir ayaa haya wasiirkii arimaha gudaha iyo taliyihii nabad sugidda. Halkaas ay dawladnimaddii Soomaaliya ku danbaysay UPDATE: A group …