Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo booqday Ciidanka tababarka u jooga Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku sugan …

9th October 2024  admin  

Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Caasimadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Caasimadda Dalka Zambia ee Lusaka oo ay maanta uga bilowmayso booqasho qaadan doonta maalmo. Madaxweynaha …

9th October 2024  admin  

Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku heshiiyey inay iska kaashadaan la dagaalanka argagixisada. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) Mudane Temesgen Tiruneh Dinku ayaa …

9th October 2024  admin  

Iran oo digniin adag u dirtay boqortooyada Sacuudiga Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay Arbacadii in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi Carabiya in aanu sii jiri doonin dammaanad qaadka Tehraan ee ku aaddan “samirkeeda istiraatiijiyadeed,” sida ay sheegtay wakaaladda wararka …