Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Koox kale oo madaxweynaha Federaalka isku beel yihiin oo xilal lo mgcaabay. Madaxweynaha Federaalka Xasan Culusoow oo booqasho ku maraya degaanada ay degto Beeishiisu ayaa Xilal hor leh u magcaabay beesha Hawiye ee uu ka soo jeedo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka …

8th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG Dhuusamareeb, Nofeembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub …

8th October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Cabdiwahaab Maxamed Xasan, oo god ka mid ah kuwa dahabka laga qoto ee degaanada Milxo ee gobolka Sanaag ku soo dumay ayaa hadda Maydkiisii godka laga soo saaray Wiilkan oo ahaa kii labaad ee muddo laba …

8th October 2024  admin  

Qurba Joogta Beesha Isaaq iyo Maamulka Somaliland oo si wada jir ah ugu guulaystay inaya xiraan Yuusuf Cabdi Cali korneyl Tuke, oo ka soo jeeda Beesha Dulbahante Sarkaal ka tirsanaan jiray ciidamada Soomaaliya oo lagu magacaabo Yuusuf Cabdi Cali ayaa …