1st February 2023  admin  Category :

Koox kale oo madaxweynaha Federaalka isku beel yihiin oo xilal lo mgcaabay.

Madaxweynaha Federaalka Xasan Culusoow oo booqasho ku maraya degaanada ay degto Beeishiisu ayaa Xilal hor leh u magcaabay beesha Hawiye ee uu ka soo jeedo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.

Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda

Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga.

C/Casiis Cismaan Maxamed Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada.

Xasan Maxamed Jimcaale Guddoomiye Ku-Xigeenka Howlaha GuudMudane.

Faysal Carraale Afrax Xog-Hayaha Guud.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Axad, 20-ka Nofeembar, 2022.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*