Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Hoggaamiyeyaasha nool ee muddada ugu dheer xukunka haya guud ahaan caalamka Madaxweynaha Equatorial Guinea, Teodoro Obiang Nguema oo hoggaaminaya xisbigiisa PDGE, ayaa dib ugu soo laabanaya awoodda ka doorashadii guud ee dhacayday November 20, 2022, taasoo siinaysa siyaasiga fursad uu …

8th October 2024  admin  

Maxbuus hore oo maanta loo dhaariyey ra’iisul wasaaraha Malaysia Hoggaamiyaha mucaaradka Malaysia Anwar Ibrahim ayaa maanta boqorka hortiisa loogu dhaariyey ra’iisul wasaare, taasi oo soo geba-gebeysay shan maalmood oo is-mari waa siyaasadeed ah. Xafladda dhaarinta oo ka dhacday caasimadda Kuala …

8th October 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta iyo soo jeedinta magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka cusub ee Bankiga Dhexe.…

8th October 2024  admin  

Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlaayo abaaraha ka jira Soomaaliya Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doono  shir caalami ah …