Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Waa maxay macdanta qaaliga ah ee laga helay Soomaaliya? Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada ayaa sheegay in dhagaxan laga helay miyiga Soomaaliya labo sano ka hor, balse dadka deegaanka ayaa rumeysan in dhagaxan uu aad u da’ weyn yahay. Waxay …

8th October 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN CUKUSOW OO KU QAABILAY MADAXTOOYADA QARANKA WASIIRKA HORUMARINTA IYO ARIMAHA AFRIKA EE DOWLADDA UK. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska mudane Andrew …

8th October 2024  admin  

Gurigii hore ee laacibka Canada, Ciyaar dhex martay beelaha Isaaq oo laysku dilay Ciyaar dhex martay beelaha Isaaq oo markii danbe qabtaakas laysku dilay …

8th October 2024  admin  

Muxuu yahay ‘dhagaxa qaaliga ah’ ee la sheegay in Al-Shabaab loo iibinayay? Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay dhagax la sheegay inuu yahay “kheyraad qaali ah” oo si “sharci darro ah” looga soo qaaday deegaanka Ceel Cali ee …