Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Xisbiyada Maraykanka oo Markii ugu horaysay uu Madow hogaaminayo Yaa Isticmaala? …

8th October 2024  admin  

DENI OO KULAN LA QAATAY MASUULIYIINTA DOWLADDA NORWAY U QAABILSAN ARRIMAHA SOMALIA. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa habka foggaan araga ee “Zoom”-ka kulan Kula qaatay Masuuliyiinta Dowladda Norway u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Masuuliyiinta Dowladda Norway ka …

8th October 2024  admin  

Soomaalida iyo booliska Toronto oo wada shaqeynaya Qaar ka mid ah bulshada Soomaalida magaalada Toronto ee dalka Canada iyo booliska ayaa ka wada shaqeynaya sidii ay xogaha iskula wadaagi lahaayeen, si wax looga qabto dhibaatooyinka heysta bulshada gaar ahaan dhalinyarada…

8th October 2024  admin  

Sucuudiga oo martigelinaya shir madaxeed ay isugu yimaadaan Shiinaha iyo dalalka Carabtu Sucuudiga ayaa qorshaynaya inuu bisha December 9-keeda marti geliyo shir-madaxeed ay isugu imanayaan Shiinaha iyo dalalka Carabta, kaas oo la filayo inuu ka soo qaybgalo madaxweynaha dalka Shiinaha …