Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Wasiirka xanaanadA xoolaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen (Ellaay) iyo Wafti Wasiirada xanaanada xoolaha Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso. …

8th October 2024  admin  

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAADATAY CULIMA’UDIINKA SOOMAALIYEEDMuqdisho Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta kulan la qaadatay qaar ka mid Culima’udiinka Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay arrimo si …

8th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO DAAH-FURAY BANKIGA IBS XARUNTIISA GAROOWE Garoowe: 01 December 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa daah-furay Bangiga IBS xaruntiisa Garoowe, oo si rasmi ah u shaqo bilowday maanta. Madaxweynaha ayaa boggaadiyay adeega casriga ah ee …

8th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Midowga Europe oo ay hoggaaminayso Safiirka Midowga Europe ee Soomaaliya Tiina Intelmann waxayna ka wada hadleen Hanaanka Doorashooyinka Qof iyo codka ah iyo taageeradda …