11th April 2026 admin Category :
Wasiirka xanaanadA xoolaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen (Ellaay) iyo Wafti Wasiirada xanaanada xoolaha Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso.