Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Gabar la dhalatay Ayatollah Ali Khamenei oo weerartay xukunkiisa Gabar la dhalatay Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareysay howlgallada ka dhanka ah dibadbaxyada ka socda dalkaas, waxayna ku baaqday in Ilaalada Kacaanka ay hubka dhigaan, sida ay …

8th October 2024  admin  

Waa kuma ninka ay dowladda Indonesia sii deysay ee cabsida iyo carada ka muujiyeen Australia? Ka dib labadii qarax ee 2002-dii ka dhacay laba kalaab oo ku yaal magaalada Bali, dadkii ka badbaaday qaar ayaa sheegay inay la kulmeen “cimri …

8th October 2024  admin  

Dimoqraadiga oo helay aqlabiyadda tooska ah ee Senate-ka Mareykanka Senator Raphael Warnock oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ka adkaaday Herschel Walker oo Jamhuuri ah, doorashadii ku celiska aheyd ee kursi ka mid ah Aqalka Senate-ka Mareykanka oo Talaadadii ka …

8th October 2024  admin  

Qabuurihii Muqdisho ku yaalay oo la doonayo in laga dhiho KAAMAM, si lacag looga helo bulshada Caalamka. https://allsanaag.com/madaxweyne-farmajo-tarsan-iyo-barakacayaasha/ …