Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Wakiilka UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Mr.Magette. Madaxweyne ku-xigeenka waxaa ku wehelinayay kulanka qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Guddiga …

7th October 2024  admin  

R/W Xamse Oo Sheegay Inay Bilaabi Doonaann La Dagaalanka Musuq-Maasuqa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, ayaa …

7th October 2024  admin  

Ma taqaan Qoys ka farcamay Allah ha u naxariistee Muuse Cali Geele. Muuse Cali Geele, oo sida la sheegay ka soo jeeday beesha Warsangeli ayaa geeriyooday sanadkii 1931, isaga oo ka shaqaynanaya Baxrayn, una shaqaynayey Shirkad xiriir la leh dawladdii …

7th October 2024  admin  

“Raalli kama nihin in muddo kororsi loo sameeyo” madaxweyne Cabdicasiis Xasan (Laftagareen) Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa walaac ka muujiyay muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed …