26th July 2024  admin  Category :

Ma taqaan Qoys ka farcamay Allah ha u naxariistee Muuse Cali Geele.

Muuse Cali Geele, oo sida la sheegay ka soo jeeday beesha Warsangeli ayaa geeriyooday sanadkii 1931, isaga oo ka shaqaynanaya Baxrayn, una shaqaynayey Shirkad xiriir la leh dawladdii Gumaystaha. Shirkadaas ayaa maanta ka mid kuwa ugu lcagta badan, maalintaasna ogolaatay Magdhow. Waana sababta Dadkii ka farcamay Muuse loo raadinayaa

\
Image

Image
Image
Image
Image
Image

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*