Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Hadal Jeedinta :Xildhibaan Ilhaan Omar Ka Jeedisay Xafladdii Soo Dhowaynta ahayd ee Loogu Sameeyay Madaxtooyada Dawladda Puntland Xildhibaan Ilhaan Omar ayaa ka mid ah Congress-ka Maraykanka taasi oo booqasho maalmo ah uga bilowmatay Puntland. …

7th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO QASRIGA MADAXTOOYADA KAGA QEYBGALAY XAFLADDA SOODHOWEYNTA XILDHIBAAN Ilhan Omar. …

7th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAAN ILHAAN CUMAR Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka taasi oo booqasho maalmo ah uga bilowmatay Puntland. Soo dhoweynta …

7th October 2024  admin  

Haweeney 97 sano jir ah oo lagu xukumay jarmalka Haweeney 97 jir ah oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa lagu xukumay labo sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay in ay ku lug lahayd dilka in ka badan 10,000 …