Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho …

7th October 2024  admin  

Waxaa maanta Xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashoyinka Puntland Booqasho ku yimid Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin maxamed Axmed Dhoobo Daareedd iyo masuuuliyiin la socday oo ka midyihiin wasiir Hore xareed xasan, xildhiban hore Axmed Maxamed …

7th October 2024  admin  

Odayaal La Macaamilay Khawaarijta Oo Xabsiga Loo Taxaabay Ciidamada ammaanka Galmudug, ayaa xabsiga dhigay Odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee Galmudug. Taliyaha Qeybta 21-aad General Xasan Jaamici oo saxaafadda la …

7th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo dhinacyada dagaalamaya faray in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka. …