Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Ruto oo shaaca ka qaaday arrin uu horay u qariyay oo ku saabsan taliyihii uu ku beddelay ninka Soomaaliga ah Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa qirtay in uu shaqada ka eryay Agaasimihii Hore ee Hay’adda Dambi baarista Kenya, arrintaas oo …

7th October 2024  admin  

Eedaha loo jeediyey Qatar oo galaafatay mudanayaal badan oo ka tirsan baarlamaanka Yurub Fadeexaddii ruxday baarlamaanka Midawga Yurub ayaa haatan noqotay mid qoto dheer, ka dib markii toddobaadkii hore la soo jeediyey in xasaanadda laga xayuubiyo laba mudane oo kale, …

7th October 2024  admin  

Maleeshiyaadkii SNM ee beelaha Isaaq ayaa xoog looga saaray Laascaanood Rabi Jebi Anana Jebinee …

7th October 2024  admin  

Golaha Congress-ka Maraykanka oo markii lixaad ee codayn ah, ku guul daraystay inay doortaan ‘afhayeenka golaha’ Xubnaha cusub ee loo doortay golaha Congresska ee Maraykanka ayaa maalintii shalay ahayd waxay isugu yimaadeen kalfadhigoodii ugu horreeyey. Mudanayaasha ayaa shaqadooda ugu horraysa …