Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Garoowe: 15 June 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay Kal-fadhigga 54-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland . Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga aheyd uga hadlay Waxyaabaha …

21st September 2024  admin  

Siciid Suldan cabdisalaan Suldan maxamuud Garaad cali shire ayaa ugu hambalyeeyay umada islamka munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1445Hijriga. SULDANKA GUUD EE BELAHA HARTI Suldan Siciid Suldan cabdisalaan Suldan maxamuud Garaad cali shire ayaa ugu hambalyeeyay umada islamka munaasabadda …

21st September 2024  admin  

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu. …

21st September 2024  admin  

Maxay tahay diyaaradda aan duuliyaha laheyn ee markii ugu horreysay ay heleen ciidamada Gorgor? Dhawaan Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee gorgor ayaa shaaciyay in ay heleen markii ugu horreysay diyaarad nooca drone-ka ah ee aan duuliyaha lahayn oo lagu magacaabo “TOGAN”.…