Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Shirka wacygalinta Doorashooyinka Qof iyo Cod ee degmada Badhan Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Maxamed Musadaq Maxamed (Soomajeeste) oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Mudane Cabdulahi Siciid Aw-yuusuf ayaa ka qayb galay shirka …

6th October 2024  admin  

Mareykanka oo waqtiga u kordhiyay dadka Soomaaliyeed ee sharci la’aanta ku jooga dalkaas Bayaan ay soo saartay Khamiistii, Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) ee dadka Soomaaliya lagu kordhin doono 18 …

6th October 2024  admin  

Boqolaal Dhallinyaro ah oo shaqo abuur ka helay wajiga kowaad ee diwaan gelinta Cod-bixiyaasha Doorashada gollayaasha deegaanka Pl. …

6th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Maxamed Cabdulaahi Axmed (libaaxe) Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Axmed shire Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale ayaa safar shaqo ku tegey magaalada Galgala ee Gobolka Bari iyagoo u kuur gelaya xaaladda deegaanka iyo wacyigelinta diiwaan gelinta. …