Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo UAE u tegey heshiisyada ‘iibka hubka’ ABU DHABI, Imaaraadka Carabta – Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Imaaraadka Carabta, isaga oo olole ugu jira inuu ballaadhiyo heshiiska iibka hubka …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jabuuti  Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo,ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyada Jabuuti. Madaxweynaha oo wafdigiisa ay kamid yihiin Wasiirada Amniga, Maaliyadda, Ganacsiga, iyo …

6th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa kormeeray qeybo …

6th October 2024  admin  

Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu dilay Minneapolis iyo Xaalada Amniga xaafada Cedar Riverside ee Soomaalida oo laga deyrinayo …