Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Baydhaba kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta deegaanka ee mucaaradka ah. Kulanka waxaa …

6th October 2024  admin  

Agaasimaha Guud ee ciidamada PMPF Mudane Cabdirabbi Cabdisamed Maxamed ayaa kulan kula qaatay badda magaalada Boosaaso mid ka mid ah Maraakiibta Dagaal ee Midawga Yurub ee ilaalada Badaha Soomaaliya saraakiisha ugu saraysa Midawga Yusub ee ilaalada Badda Soomaaliya iyo Saraakiil …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamadda Asluubta Puntland. Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tababar ugu soo xiray xerada tababarada ciidanka Asluubta soomaaliyeed ee Gen/Cali Nuur Garoowe, urur ka tirsan Ciidanka Asluubta …

6th October 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa  maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka aan walaalaha nahay ee Yemen, …