Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Waddamada Islaamka oo si adag uga fal celiyey Gubista Qu’aanka ee Sweden ka dhacday Nuqul Kitaabka Qur’aanka kariimka ah ayaa lagu gubay dibad bax sabtidii ka dhacay dalka woqooyiga Yurub dhaca ee Sweden. Inkastoo dhacdadan oo kale aanay hadda ugu …

6th October 2024  admin  

Wasiirka Beeraha XFS oo ka qeybgalay shirka Caalimiga ah ee hormarinta Beeraha Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeyb galay Shirka madasha caalamiga ah ee Cunnada iyo Beeraha (Global Forum for Food iyo Agriculture) …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Magaaladda Bosaaso. …

6th October 2024  admin  

Sahra SNM , Inta Badan Dadka loogu magac daray Xaafadaha Hargaysa , waxay ka soo wada qayb qaateen dagaaladdii sokeeyey ee Soomaaliya, Waana kuwa loogu yeedho Mujaahidiinta. Xasuuq ka dhacay magaalada Xingalool, oo aan ka fogayn magaalada Dhahar ee GOBOLKA …