Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Mareykanka oo $41 milyan oo dheeri ah ugu yaboohay Soomaaliya Danjire Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield oo booqasho ku joogta magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dheeri …

6th October 2024  admin  

oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. …

6th October 2024  admin  

Muhiimadda Diiwaangelintu u leedahay gobolada Sanaag iyo Haylaan …

6th October 2024  admin  

Laascaanood: Shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka oo furmay, wareysi Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ka furmay shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka ee deeggaanka, kuwaasi oo go’aanno ka soo saari doono xiriirka Laascaanood iyo Somaliland. Ujeedka shirkan isha lagu …