Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Bayaan ay soo wada saareen siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ku wajahan xal u helidda khilaafka ka jira gobolada Waqooyi. …

6th October 2024  admin  

Maxamed Maxamuud Cumar, waa muwaadin ka soojeeda magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan oo muddo fara-badan ku noolaa magaalada Badhan, waxa uu maanta isu-diiwaangeliyey ka qayb qaadasha doorashada golayaasha degaanka Puntland, gaar ahaan degmada Badhan ee gobolka Sanaag si uu xuquudiisa …

6th October 2024  admin  

Golaha wasiirrada XFS oo shir aan caadi aheyn ku ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo lagu ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis oo kala quseeya dhinacyada amniga …

6th October 2024  admin  

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan Sarkaal sare oo u hadlay dalka Iran ayaa sheegay in dalalka Iran iyo Ruushku inay isku xidheen hannaanka isgaadhsiinta ee bangiyadooda iyo nidaamka kala wareejinta lacagaha, …