Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Wasiirka arrimaha gudaha X.F.S oo ka hadlay mowqifka Dowladda ee xaaladda magaalada Laascaanood Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa Shir Jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay mowqifka Dowladda Soomaaliya ee …

5th October 2024  admin  

Golaha wasiirada oo ansixiyey heshiis amni oo dhexmaray Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo xeerar kale Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya ayay ku ansixiyeen xeerar kala duwan oo ay ka mid yihiin xeerka gaadiidka badda oo …

5th October 2024  admin  

Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood waxeey sheegayaan in dagaalkii ay soo qaadeen SNMta looga xoog roonaaday maanta. Hadaba, wararkii ugu danbeeyey oo dhameeystiran fadlan hoos ka dhageeyso. …

5th October 2024  admin  

Shirkii uga socday garaadadda SSC magaalada Laascaanood, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah taas oo lagu caddeenayo in dadka deggaanada SSC inaysan ka mid aheeyn maamulka beesha Isaaq, waxeeyna sheegeen ineey maanta laga billaabo ay yihiin maamul hoostaga dawladda …