Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Arrinta Laascaanood oo gaartay Golaha Ammaanka Qaramada MidoobayNyheter: Arrinta Laascaanood oo gaartay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Dawlada Soomaaliya oo si adag fadhiga uga horsheegtay go’aamo ku aadan colaadda …

5th October 2024  admin  

Fadlan ka soo qayb gal banaan bax looga soo horjeedo xasuuqa ka socda Laascaanood 🗣️Protest for #Laascaanood in #DC In front of @StateDept @nedprice Please join us this Friday! Protest to STOP the massacres by the brutal secessionist 'somaliland' regime.…

5th October 2024  admin  

Shaqaalaha NISA oo hal Qoys oo beesha Cayr ah, xitaa Hawiyihii kale ayaa ka qayliyey. Xilalka Beesha Ceyr Kaliya Ay NISA Ka Hayaan 1- Agaasinka Guuud (Taliyaha HNSQ – NISA)- Cayr 2- Kaaliyaha Xoghaynta Taliyaha/Agasinka – Cayr 3- Agaasinka Warbahinta …

5th October 2024  admin  

Waa nasiib daro iyo xuquuqdii asaasiga ahayd ee bulshada oo lagu tumanayo suurta galna maaha in Sanaag, Sool iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer laga reebo macallimiinta loo qaadanayo gobolada dalka, Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee …